William Ruto oo ka hadlay dacwada uu gudbinayo Musharaxii uu ka guuleystay

Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto ayaa sheegay inaan la joogin xilli waqti lagu lumin karo doorashadii dhacday, isla markaana ay sugayaan wax ka qabashada dhibaatooyinka dhaqaale, iyadoo murashaxii laga adkaaday ee Raila Odinga uu diyaariyay tartan xagga sharciga ah oo uu ku doonayo inuu kaga hortago guul-darradii ka soo gaartay doorashadii dhacday 9-kii … Continue reading William Ruto oo ka hadlay dacwada uu gudbinayo Musharaxii uu ka guuleystay